Mujaahidiinta oo Gaari Kooyal ah Ku Gubay Qarax Lagu Beegsaday Kolonyo Kenyan ah.

Jun 17, 2025

Xad Beenaadka.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey qarax la beegsadeen kolanyo Saliibiyiinta Kenya ah oo ka baxday Buurta Koomoole sahayna u doonatay magaalada Kiyuunga ee gobalka Laamuu.

Waxaa qarax lagula beegsaday agagaarka Buurta Jaajaaley oo u dhaw xad beenaadka.

Qaraxa ayaa haleelay gaari Kooyal ah oo qori dhashiika ah saarnaa waana basbeelay.

Sidoo kale waxaa baqtiyay darawalkii gaariga waday, Khasaarahana nafeed intaas waa ka badanyahay.