Faahfaahin Laga Helay Camaliyadii Istish-haadiga ahayd ee Duleedka Afgooye.

Jun 17, 2025

Faahfaahin:

Camaliyadii Istish-haadiga ahayd ee shalay ka dhacday duleedka degmada Afgooye ee lala eegtay kolonyo ay la socdeen ciidamada Kuffaarta Africaanta ayaa laga helayaa faahfaahin ku aadan khasaaraha cadowga gaaray.

Camaliyadaasi waxaa ku dhintay 14 askari oo Ugandhees ah oo uu ku jiray sarkaal, halka ay ku dhaawacmeen 7 kale oo Ugandhees ah.

Waxaa sidoo kale camaliyadaasi ku dhintay 6 askari oo maleeshiyaatka ridada ah, waxaa sidoo kale camaliyadaasi ku gubtay dhowr gaadiid ah oo ciidanka Kuffaarta ay lahaayeen kuwaasi oo kala ah:

1- Gaari Taangi ah
2- Gaari Tow ah.
3- iyo gaari Taangi Xambaar ah, waxaana sidoo kale waxyeello gaartay gaari kale oo Taangi ah oo ciidanka Uganda wateen.