Warar Dheeraad ah oo Laga Helayo Weerar Lagu Dilay Askar Murtadiin ah.

Jun 16, 2025

Faahfaahin:

Howlgal Mujaahidiinta maanta ay ka fuliyeen duleedka deegaanka Tardo ee wilaayadda Hiiraan ayaa lagu dilay 4 askari oo murtadiin ah, halka lagu dhaawacay 5 kale, kadib markii Mujaahidiinta ay beegsadeen maleeshiyaat murtadiin ah oo halkaasi ku sugnaa.