Murtadiin Lagu Dilay Howlgal ka Dhacay Duleedka Moqokori.

Jun 13, 2025

Hiiraan:

Howlgal Mujaahidiinta ay maanta ka fuliyeen nawaaxiga deegaanka Mooro-erri ee duleedka degmada Moqokori ee wilaayada Hiiraan ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah oo halkaasi ku sugnaa, waxaana howlgalkaasi lagu dilay 4 askari oo murtadiin ah oo cadowga meydadkooda ka carareen, halka lagu dhaawacay 2 kale.

Murtadiinta lagu dilay howlgalka waxaa kamid ah.

Cabdullaah Cali Raage (Raafeey) iyo Maxamed Cusmaan Dhicisow

Sidoo kale Murtadiinta lagu dhaawacay howlgalkaasi waxay kala yihiin:

Shuuriye Beenle, iyo Muuse Yuusuf Burureey

Howlgalkaan waxaa lagu soo qaniimeystay qori RPG iyo AK47