Waxaa la faafiyay sawirro muujinaya ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo usbuucii labaad ku sugan deegaanka Ceel-Hareeri ee Wilaayada Hiiraan.
Sawirrada ayaa muujinaya maydadka qaar ka mid ah maleeshiyaadka ridada, iyadoo sidoo kale la arkayo xaafadaha Ceel-Hareeri iyo ciidamada Mujaahidiinta oo ku roondaynaya gudaha deegaanka.
Hoos Ka Daawo Sawirada.