Mandheera.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey kamiin u dhigeen askar Kufaarta Kenya ah oo ku socdaalayay agagaarka deegaanka Haluungo ee gobalka Mandhere ee ku hoos jira gumeysiga Saliibiyadda Kenya
kamiinkan ayaa khasaara kala duwan lagu gaarsiiyay kolanyo Kufaarta Kenya waxa uuna weerarkaan dhabba galka ah imaanayaa xilli maalmo ka hor sidoo kale weerar qorsheysan oo Mujaahidiintu ka fuliyeen isla goobtaas lagu dilay 8 askari oo Kenyaati ah.