Shabeellada Hoose:
Howlgal gaar ah oo Mujaahidiinta ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye ayaa lagu dilay murtad Aweys Ibraahim Isaaq oo ahaa dharcad ka tirsanaa sirdoonka ridada.
Dhanka kale Faahfaahin:
Dagaalkii shalay Mujaahidiinta kula wareegeen taliska ay maleeshiyaatka ridada ku lahaayeen nawaaxiga deegaanka Mooro-erri ee duleedka degmada Moqokori ee wilaayada Hiiraan, dhimashada murtadiinta ee weerarkaasi waxay gaartay 8 askari, halka dhaawacana uu gaaray 12 kale.
Murtadiinta lagu dilay weerarkasi waxaa kamid ah
1-Cabdullaahi Cali Shiilow.
2-Muuse Gadiid Cadow.
3-Cali Cusmaan Xasan (Xuurshow)
4-Cusmaan Xuseen Xareed.
5-Cabdullaahi Xuseen Sanweyne.