Hadiyadda Ciidda: Al-Kataa’ib oo Filim Xiiso Badan Kasoo Saartay Aadan Yabaal & Weeraro Kale.

Jun 8, 2025

Mu’asasada Al-kata’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa filim xiiso badan kasoo saartay dagaalkii maleeshiyada ridada lagu laayay ee bishii April ka dhacay  Aadan Yabaal ee wilaayada Shabeellaha Dhexe iyada oo sidoo kale lagu soo  bandhigay qaar ka mid weeraradii dhacay Saddexdii bil ee lasoo dhaafay.

Qaybta ugu weyn ee filimkan ayaa waxaa uu diiradda saaraya dagaalkii xoogganaa ee ka dhacay Aadan Yabaal, halkaas oo ciidamo badan oo katirsanaa maleeshiyada ridada lagu dilay, lagana furtay hub, rasaas, iyo qalab ciidan oo fara badan.

Muuqaalkan oo kusoo baxay Luuqadaha Carabiga iyo Soomaaliga ayaa leh xiiso gaar ah, waana hadiyada Al-kataa’ib ee Ciidul Adxaa sanadkan 1446H.

Halkan ka Degso Qeybta Af-Soomaaliga.

Halkan ka Degso Qeybta Af-Carabiga.