Faahfaahin Laga Helayo Weerarkii Galabta Ka Dhacay Duleedka Deegaanka Ceel-hareeri

Jun 5, 2025

Faahfaahin:

Dagaaladii lagu jabiyey maleeshiyaatka ridada ee galabta ka dhacay duleedka deegaanka Ceel-hareeri, dhimashada murtadiinta waxay gaartay 5, halka dhaawacana uu gaaray 18.