Madaafiic Xalane Lagu Garaacay iyo Faahfaahin Kasoo Baxaya Weerarkii Ceel-hareeri.

Jun 5, 2025

Banaadir.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka madaafiic ku garaaceen xerada Xalane oo ah taliska ugu weyn Kufaarta ee magaalada Muqdisho.

Madaafiicda ayaa ku dhacay gudaha xerada.

Faahfaahin:

Dagaalkii shaley Mujaahidiinta ay kula wareegeen deegaanka Ceel-Hareeri dhimashada murtadiinta waxay gaartay 9 askari, dhaawacana waa 19 kale, sidoo kale Mujaahidiinta waxay soo qaniimeysteen gaari Nooha ah oo murtadiinta ka carareen.