Hiiraan:
Howlgal maanta Mujaahidiinta ay ka fuliyeen deegaanka “Miir-qooleey” ee dhacda duleedka Halgan ee Bariga Hiiraan ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah oo ku sugnaa deegaankaasi, waxaana howlgalkaasi lagu dilay 2 murtadiin ah oo mid kamid ah meydkiisa ay cadowga ka carareen, halka lagu soo qaniimeystay Mooto.