Askar Kenyan oo Gaari Kula Rogmaday Inta u Dhaxeysa War-gaduude iyo Hareeri Suuki.

May 29, 2025

Mandheera.

Gaari Kooyal ah oo ay la socdeen askarta Kufaarta Kenya ayaa ku rogmaday inta u dhaxeysa deegaanada War-gaduude iyo Hareeri Suuki ee hoostada degmada Ceel-qaalow.

Baqtiga waa 3 askari oo Kenyaati ah.

Dhaawaca waa 6 askari oo Kenyaati ah.

Gaariga Kooyalka ah burbur xoogan ayaa gaaray.