Mujaahidiinta oo Ciidamo Xabashi ah ku Weeraray Baay iyo Gedo.

May 25, 2025

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka qarax la beegsadeen askarta Xabashida Itoobiya ee ku sugan Eleboorka magaalada Baydhabo.

Isla Baay waxey ciidamada Mujaahidiintu xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Xabashida Itoobiya ee degmada Diinsoor.

Gedo.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Xabashida Itoobiya ee degmada Baardheere.