Shabeelada hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta kamiin u dhigeen maleeshiyaat Murtadiin ah oo ku socdaalayay inta u dhaxeysa degmada Jannaale iyo deegaanka Buufow.
Dhimashada waa 3 askari oo Murtadiin ah.
Qaniimada waa 2 qori AK47 ah iyo booshashkooda.
Gubashada waa 1 Mooto oo Murtadiinta ay lahaayeen.