Dagaal Lagu Jabiyay Murtadiinta oo Markale ka Dhacay Duleedka Degmada Moqokori

May 23, 2025

Hiiraan.

Dagaal lagu jabiyay Murtadiinta ayaa shalay ka dhacay duleedka degmada Moqokori ee Bariga Wilaayada Hiiraan.

Dhimashada waa 1 Murtad oo lagu magacaabi jiray Geedi Yuusuf Barrow

Dhaawaca waa 4 Murtad.