Faafaahin Madaafiicdii Xalane Lagu Garaacey oo ay Ku Dhinteen Gaalo Caddaan ah.

May 21, 2025

Banaadr.

Xog Dheeraad ah.

Ciiidamada Mujaahidiinta ayaa shalay madaafiic ku garaacay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho oo ah taliska ugu weyn oo ay Kuffaarta uga suganyihiin Soomaaliya.

Madaafiicda ayaana si toos ah ugu dhacay gudaha xerada Xalane. Waxaana jira khasaare cadawga ka soo gaaray duqaynta madaafiicda

Mid ka mid ah madaafiicda ayaa ku dhacay guri ay daganaayeen gaalo cadaan ah burbur ayaana gaaray guriga.

Bakhtiga waa 2 sarkaal gaala cadaan ah.

Dhaawaca waa 2 sarkaal gaala cadaan ah.

Gubashada waa 2 gaari oo ay lahaayeen gaalada cadaanka.

Sidoo kale Mid ka mid ah madaafiicda ayaa ku dhacay goob ay ku sugnaayeen askar Yugandheys ah oo ah ilaalada UN-ka.

Baqtiga waa 2 askari oo Yugandheys ah oo ah ilaalada UN-ka.

Sidoo kale madfac ayaa ku dhacay oo burburiyay bakhaarkii raashiinka ee askarta Yugandheyska ah ee ilaalada u ah UN-ka.

Sidoo kale madfac ayaa ku dhacay oo burburiyay gaari Booyad ah oo ay lahaayeen askarta Yugandheyska ah ee ilaalada u ah UN-ka.

Mid ka mid ah madaafiicda ayaa ku dhacay Safaarada Faransiiska burbur xoogan ayaana gaaray.