Dagaalo Lagu Jabiyay Murtadiinta oo Maanta ka Dhacay Hiiraan.

May 17, 2025

Hiiraan:

Dagaallo culus oo u dhaxeeyey Mujaahidiinta iyo maleeshiyaatka ridada ayaa maanta waxay ka dhaceen duleedka degmada Moqokori ee Hiiraan.

Dagaalladaan oo lagu jabiyey murtadiinta ayaa waxaa lagu dilay 19 askari oo murtadiin ah oo uu ku jiray sarkaal murtad ah oo lagu magacaabo “Xujaalle”

Dhaawaca murtadiinta ayaa gaaraya 42 askari.

Sidoo kale Mujaahidiinta ayaa dagaalladaan kusoo qaniimeystay hub, rasaas, iyo zaanad ciidan.

Waa magacyada qaar kamid ah murtadiintii lagu dilay dagaalladii maanta ka dhacay duleedka Moqokori:

1- Gaafow Shiilow-waa sarkaal waa dhintay
2- Xasan Gambale-waa sarkaal waa dhintay.
3- Shiilow Abuukar Macow-waa askari waa dhintay.
4- Juquf Cali Cawaalle-waa askari waa dhintay.
5- Cabdi Maxamed-waa askari waa dhintay.
6- Cabdulle Daqare-waa askari waa dhintay.
7- Korneyl Cabdiraxmaan Xujaalle-waa taliyihii guutada 26aad ee qeybta 27aad ee maleeshiyaatka ridada-waa uu dhintay.

FAAFREEB PRO