Duqeyn Lagu Beegsaday Saldhiga Murtadiinta Arbacow iyo Weerar lagu Qaaday Qoryooley

Apr 17, 2025

Shabeelada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey madaafiic ku garaaceen xerada Murtadiinta ee deegaanka Arbacow ee duleedka magalaada Muqdisho.

Madaafiicda ayaa ku dhacay gudaha xerada.

Dhaawaca waa 5 askari Murtadiin ah oo 3 garaab tahay.

Isla Shabeelada hoose waxey ciidamada Mujaahidiintu xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Kufaarta Afrikaanta ee degmada Qoryooley.