Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.

Apr 16, 2025

Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta ayaa faafisay qaybta 2-aad sawirro horudhac ah oo ku saabsan weeraradkii cagmarinta ahaa ee ay ciidamada mujaahidiintu saaka kula wareegeen gacan ku haynta degmada Aadan-yabaal ee wilaayada Sh/dhexe.

Halkan Ka Degso Qaybta 2-aad Ee Sawirrada Oo Dhammaystiran.

Ama hoos ka daawo qaybo ka mid ah sawirrada.