Shabeelada Hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xero askarta Kufaarta Afrikaanta ay kaga suganyihiin duleedka deegaanka Ambareeso gaar ahaan dhanka deegaanka Buurcalow ee hoostaga degmada Baraawe.
Dhanka kale Howlgal qorsheysan oo goordhaw ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay ka fuliyeen agagaarka isgoyska deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho waxay ku dileen murtad Maxammed Xassan Jiir oo ku magac dheeraa (Maqas) kaasi oo ahaa guddoomiye ku xigeenkii maamulka Riddada ugu magacownaa deegaanka Sabiid ee hoostaga degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose.
Murtadkan ayaa sanaddadii ay maleeshiyaadka Riddada ku sugnaayeen deegaanka Sabiid si aad ah u dhibi jiray dadka rayidka ah ee ku dhaqan deegaanka.
Ciidamada mujaahidiinta ayaa 20-kii bishii Raamdaan ee sanadkan 1446-Hijri weerar cag marin ah kula wareegay gacan ku haynta deegaanka Sabiid , waxaana deegaanka si buuxda gacanta ugu haya ciidamada mujaahiidinta, oo Raayada Towxiidka ayaa ka babaneysa.