Dagaallo Lagu Jabiyay Maleeiyaatka Murtadiinta oo Ka Dhacay Degmada Ruunirgood

Apr 7, 2025

Shabeellada Dhexe:

Dagaallo lagu jabiyey maleeshiyaatka ridada ayaa maanta waxay ka dhaceen duleedka degmada Ruunirgood ee Shabeellada Dhexe.

Maleeshiyaatka ridada oo khasaaro xooggan la gaarsiiyey ayaa markii ay jabeen waxay u carareen dhanka deegaanka “Nuur-dugle”

Xaalada degmada Ruunirgood ayaa dagan, waxaana si buuxda gacanta ugu haya ciidamada Mujaahidiinta oo ku sugan.