Dagaalkii maanta ka dhacay degmada Towfiiq (Masaajid Cali Gaduud) dhimashada maleeshiyaatka ridada waxay gaartay 15 askari, dhaawacana waa 6 kale oo murtadiin ah.
Dhanka kale Ciidamada Mujaahidiinta ayaa goordhow weerar madaafiic ah ku qaaday saldhigyada maleeshiyaatka ridada ay ku leeyihiin deeegaanka “Xaaji-Cali” ee dhaca duleedka degmada Cadale, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray.