DEG DEG: Ciidamada Mujaahdiiinta ayaa la wareegay deegaanka Geelgub ee Wilaayada Shabeellada dhexe, kadib markii ay halkaas ka sii carareen maleeshiyadii ridada ahaa ee ka soo firxaday dagaalkii saakay ka dhacay magaalada Masaajid Cali Guduud.
Deegaankaan ay mujaahidiintu lawareegeen ayaa 10km waxa uu jiraa deegaanka Xaaji Cali.