Ciidamada Mujaahidiinta ayaa goordhow la wareegay xerada “Ilbaq” ee dhacda inta u dhaxeeysa Balcad iyo deegaanka Qalimow, kadib markii ay halkaasi isaga carareen maleeshiyaatkii ridada ee xeradaasi daganaa.
Gobalka Gaarisa.
Faahfaahin
Ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka weerar cag marin ah ku qaadeen xero maleeshiyaat Murtadiin ah oo taabacsan dowlada Saliibiyadda Kenya ku leeyihiin deegaanka Biyo Madoobe oo ah deegaan hoostaga degmada Faafi ee gobalka Gaarisa ee ku hoos jira gumeysiga Saliibiyadda Kenya.
Maleeshiyaatka Murtadiinta ee saaka cagta la mariyay ayaa si gaar ah ula shaqeeya ciidanka Afduubta ee dowlada Saliibiyadda Kenya ee dhibaatada xoogan ku haya dadka Muslimiinta.
Inta la xaqiijiyay dhimashada waa 5 askari oo Murtadiin ah.
Qaniimada waa 4 qori AK47 ah iyo Qori RPG ah.