DEG DEG: Ciidamada Mujaahdiinta ayaa madaafiic ku garaacay xarumaha cadawga ee xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.
Dhawr madfac ayaa barqanimadii maanta ku dhacday gudaha Xalane, waxaana jira khasaare ka soo gaaray cadawga saliibiyiinta ah ee halkaas xoogga ku haysta, kana soo abaabula hawlagallada gurracan ee ashahaado la dirirnimada ah.