FAAHFAAHIN: 42 Murtad oo Lagu Dilay Dagaalkii Duleedka Masaajid Cali Gaduud

Mar 19, 2025

Faahfaahin:

Dagaalkii shaley ka dhacay xerada maleeshiyaatka ridada ay ku lahaayeen deegaanka “Warta Dibi Samatar” ee duleedka magaalada Masaajid Cali Gaduud ee Shabeellada Dhexe.

Dhimashada murtadiinta waxay gaartay 42 askari oo dhimasho ah.

Dhanka kale Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday, xero ay maleeshiyaatka ridada ku leeyihiin degmada Luuq ee gobalka Gedo.