DEG DEG : Qarax Xoogan oo Villa Soomaaliya Lagula Beegsaday Murtad Xasan Gurguurte

Mar 18, 2025

DEG DEG: Qarax culus oo ka dhacay albaabka madaxtooyada villa Soomaaliya ee Muqdisho ayaa lagu beegsaday kolonyo uu la socday Xassan Gurguurte xilli uu kusii jeeday dhanka garoonka diyaaradaha.