Si Live ah ula Soco Howgaladda Kasocda Awdheegle iyo Sumadaale Sh/Dhexe.

Mar 15, 2025

DEG DEG: Ciidamada Mujaahdiinta ayaa weerar cagmarin ah ku qaaday saldhigyada cadawga murtadiinta ah ee degmada Awdheegle, Wilaayada Shabeellada hoose.

UPDATE

DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa si buuxda ula wareegay degmada Awdheegle ee Shabeellada hoose. Dhamaan magaalada, buundada iyo saldhigyadii cadawga waxaa gacanta ku haya Mujaahidiinta

UPDATE

DEG DEG: Mujaahidiinta ayaa goordhow qarax la beegsaday kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen maleeshiyaat murtadiin ah oo gurmad ahaan uga soo baxay magaalada Muqdisho, waxaana gaaray khasaaro.

UPDATE

DEG DEG: Mujaahidiinta ayaa goordhow weerar madaafiic ah ku qaaday maleeshiyaatkii ridada ee lagu jabiyey degmada Awdheegle kuwaasi oo u firxaday deegaanka Bariire.

Waxaa sidoo kale Mujaahidiinta ay weerar madaafiic ah ku qaadeen saldhigga maleeshiyaatka ridada ay ku leeyihiin deegaanka Number 60 ee Shabeellada Hoose.

UPDATE

Faahfaahin:

Qaraxii saaka ka dhacay deegaanka Lafoole waxaa lagu gubay gaari C/Bile ah, waxaana ku dhintay 3 askari oo murtadiin ah, 4 kalana waa ay ku dhaawacmeen.