DEG DEG: Dagaallo Lagu Jabiyay Maleeshiyaatka Gurguurte oo ka Dhacay Duleedka Cadaale

Mar 11, 2025

Shabeellada Dhexe:

Dagaallo in ka badan 3 jeer lagu jabiyey maleeshiyaatka ridada ayaa maanta waxay ka dhaceen deegaanka “Bursha-Sheekh” ee duleedka degmada Cadale, waxaana jira khasaaro gaaray cadowga.

Wixii faahfaahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.