Dhageyso halyey kale oo ka tirsan Mujaahidiinta howlgalka ka wada gudaha Baladweyne oo faahfaahin ka bixiyay howlgalka kasii gudbaya saacada shanaad ee uu socdo.
Dhageyso faahfaahin markan ka imaaneysa gudaha xarunta uu ka socdo howlgalka Inqimaasiga ah ee magaalada Baladweyne, taas oo uu bixinayo mid kamid ah halyeyada qaybta ka ah howlgalkaasi.