DEG DEG: Howlgal Xoog Ku Gal Ah oo Kasocda Magaalada Baladweyne.

Mar 11, 2025

DEG DEG: Cidamo isugu jira istish-haadyiin iyo inqimaasiyiin ayaa subaxnimadii hore  ee saaka dullaan barakeysan ku qaaday xarun maleeshiyaatka ridada ay ku leeyihiin magaalada Baledweyne.

Howlgalkaan ayaa si gaar ah waxa uu uga dhacayaa xaafada Howlwadaag ee galbeedka  magaalada Baladwayne, xiliga uu howlgalka bilaabanayay waxaa halkaasi ku sugnaa tobanaan askar iyo saraakiil ah oo ka shirayay dagaalka kadhanka ah deegaanada lagu maamulo shareecada islaamka ee galbeedka wilaayada Hiiraan.

Saacadii lixaad ayuu howlgalku galay waxayna Allaah fadligii halyeeyada istishaadyiinmta wali ka dagaalalmayaan gudaha xarunta.

Wixii soo kordha dib ayaan idinkala socod siin donna inshaa-Allaah.