Baay: Mujaahidiinta ayaa maanta qarax la beegsaday ciidamo Itoobiyaan ah oo ku lugeynayey agagaarka garoonka magaalada Baydhabo, waxaana qaraxaasi ku dhintay 5 askari oo Itoobiyaan ah, halka 4 kalana ay ku dhaawacmeen. Post navigation Itoobiya oo Dalbatey lix Markab oo Cusub Xilli Ay Ku Hawlan Tahay Qaadashada Badda Soomaaliya. Bannaanbaxyo looga Cabanayo Koronto La’aan oo Muddo Dhowr Cisho Ah Ka Socda Mandheera.