Mujaahidiinta oo Weeraray Saldhigyada Cadowga ee Gobollada Baay&Bakool.

Mar 10, 2025

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Xabashida Itoobiya ee deegaanka Awdiinle ee hoostaga magaalada Baydhabo.

Isla Baay waxey ciidamada Mujaahidiintu xalay dagaal culus ku qaadeen xerada maleeshiyaatka Murtadiinta ee Maaya fuulka magaalada Baydhabo.

Bakool.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen ku qaadeen saldhiga maleeshiyaatka Murtadiinta ee degmada Waajid.

Dhaawaca waa 1 askari oo Murtad ah,