Shabeellada Dhexe
Weerar kamiin ah oo ciidanka Mujaahidiinta ay ka fuliyeen saaka deegaanka Hareeri-Caadle ee dhacda duleedka degmada Balcad ayaa lagu dilay guddoomiyihii maamulka ridada ee deegaankaasi kaasoo lagu magacaabi jiray (Afcadde) waxaana sidoo kale lagu dhaawacay 3 ka tirsan ilaaladiisa.
Hiiraan:
Mujaahidiinta ayaa xaley qaraxyo la beegsaday fariisin maleeshiyaatka ridada ay ku leeyihiin xaafada Buuda-weyn ee magaalada Baledweyne, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray