Qaraxyo Ka Dhacaya Mogdisho Iyo Baraawe.

Mar 5, 2025

Banaadir.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay qarax la beegsadeen fariisinka maleeshiyaatka Ridada ee agagaarka daaraha Ceymiska ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.

Shabeellada Hoose:

Mujaahidiinta ayaa galabta qarax la beegsaday maleeshiyaat murtadiin ah oo ku sugnaa degmada Baraawe, waxaana jira khasaaro gaaray cadowga.