Shabeellada Dhexe
Dagaallo lagu jebiyay maleyshiyaatka ridada ayaa maanta waxay ka dhaceen duleedka magaalada Ceelbaraf, waxaana jira khasaare gaaray cadowga.
Dhanka kale
Magaalada Ceelbaraf waxaa si buuxda gacanta ugu haya oo ku sugan ciidamada Mujaahidiinta, oo maalma kahor la wareegay, xaalada magaalada ayaana ah mid dagan, iyadoona raayada Tawxiidku ay ka dul babaneyso.