Faahfaahin:
Dagaaladii maanta ka dhacay duleedka deegaanka Ceel-Cali-Axmed ee lagu jabiyey maleeshiyaatka ridada ayaa lagu dilay 18 murtadiin ah, waxaana lagu dhaawacay 36 kale.
Mujaahidiinta waxay sidoo kale gacanta ku dhigeen 1 Maxbuus oo murtad ah, iyo 7 qori AK47 ah, 1 PKM ah.
Hiiraan:
Qarax Mujaahidiinta ay ka fuliyeen duleedka deegaanka Abooreey ee Hiiraan ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah oo lugeynayey waxaana ku dhintay Sarkaal murtad ah oo lagu magacaabi jiray (Suldaan Axmed Xuseen) waxaana la dhaawacmay 2 askari oo murtadiin ah.