Weeraro Askar iyo Saraakiil lagu Laayay oo Ka Dhacay Bakool Banaadir Gedo iyo Shabeellada-Hoose.

Feb 27, 2025

Bakool.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka kamiin u dhigeen kolanyo Murtadiin ah oo dhaqdhaqaaq ka waday duleedka degmada Xudur.

Dhimashada waa 7 Murtad oo Labo saraakiil tahay.

Dhaawaca waa 14 Murtad oo sarkaal ku jira.

Gubashada waa gaari Cabdi bile ah oo qori Dhashiika ah saarnaa goobta ayeyna uga carareen gaariga gubtay.

Shabeellada Dhexe:

Qarax Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha magaalada Balcad ayaa lagu dhaawacay Taliyaha Booliska degmafa Balcad murtad Xusseen Macalin iyo askari ilaalo u ahaa.

Banaadir:

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa maanta weerar madaafiic ah ku qaaday garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho xilli uu halkaasi kasoo daganayey Abiy Axmed R/Wasaaraha dowladda Xabashida Itoobiya.

Wixii faahfaahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.

Banaadir:

Qarax ay Mujaahidiinta ka fuliyeen fariisin maleeshiyaatka ridada ay ku sugnaayeen ayaa maanta ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, waxaana ku dhintay 1 askari, 5 kalana waa ay ku dhaawacmeen.

Shabeellada Hoose:

Qarax ay Mujaahidiinta la beegsadeen gaari ay la socdeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka ridada ee degmada Afgooye ayaa ka dhacay gudaha degmadaasi, waxaana ku dhintay 2 askari oo murtadiin ah.

Gedo:

Mujaahidiinta ayaa maanta 2 qarax la beegsaday guri uu magaalada Baladxaawo ka dagan yahay guddoomiye ku xigeenka cusub ee maamulka ridada Baladxaawo Maxamad Isaaq, waxaana ku dhaawacmay 1 askari oo ilaalo u ah.