????TOOS: Akhriso+Dhageyso Xogihii Udanbeeyay ee Howlgalka Balcad.

Feb 27, 2025

TABIN TOOS AH: Idaacadda Andulus ayaa saaka tabinaysa dagaalka cagmarinta ee ka socda magaalada Balcad

????https://somalimp3.info/

Update:

FILO GOORDHOW: Al-Kataib ayaa baahin doonta sawiro hordhac ah oo ku saabsan weerarkii ay Mujaahidintu saakay ku qaadeen xarumaha cadawga ee Balcad

Update:

WAR SAXAAFADEED: “Weerar lagu qaaday saldhigyada cadawga ee Balcad”

Update:

DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa xabsiga ka sii daayay shacab Muslimiin ah oo ay ay cadawga murtadiimta ah ku haysteen saldhigga degmada Balcad ee wilaayada Shabeellada dhexe.

Update:
Maxaan ka naqaan taariikhda degmada Balcad iyo muhiimadeeda istiraatiijiyadeed?????


Update:

DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa kamiin isku jira qaraxyo iyo dagaal toos ah la beegsaday maleeshiyo murtadiin ah oo gurmad u ahaa cadawga lagu weeraray Balcad. Kamiinka ayaa ka dhacay deegaan Ilbaq ee duleedka Balcad.

Update:


Waa sidee xaalada degmada Balcad, halkee ayuusa ku dambeeyaa firxadka maleyshiyaatka Murtadiinta ee lagu weeraray degmadaasi? [Dhageyso].

Update:

Dhageyso faahfaahin hordhac ah oo ku saabsan dagaallada ay saaka Mujaahidiintu kula wareegeen inta badan xarumihii cadowga ee degmada Balcad.

Update:

DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa gudaha u galay degmada Balcad ee Shabeellada dhexe kadib markii ay soo jiireem difaacyadii cadawga ee dukeedka magaalada. Mujaahidiinta ayaa hadda gacanta ku haya saldhigyadii cadawga ee gudaha magaalada sida xarun degmada, saldhigga booliska iyo xarunta maxkamadda daaquutka ah ee ridada.

Update:

DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa saaka weeraro cagmarin ah ku qaaday xarumaha iyo saldhigyada ay maleeshiyaatka ridada kaga sugan yihiin magaalada Balcad ee Shabeellada Dhexe, waxaana hadda socda dagaal culus oo u dhaxeeya Mujaahidiinta iyo cadowga.

Wixii soo kordha dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha-Allaah.