DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa saaka weeraro cagmarin ah ku qaaday xarumaha iyo saldhigyada ay maleeshiyaatka ridada kaga sugan yihiin magaalada Balcad ee Shabeellada Dhexe, waxaana hadda socda dagaal culus oo u dhaxeeya Mujaahidiinta iyo cadowga.
Wixii soo kordha dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha-Allaah.