Shabeellada Dhexe
Howlgal gaar ah oo ciidamada Mujaahidiinta ka fuliyeen duleedka degmada Balcad ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah oo la socday Mooto.
Weerarkaasi waxaa lagu dilay 2 askari oo murtadiin ah, 2 kalana waa lagu dhaawacay, 2 qorina waa laga soo qaniimeystay.
Mandheera .
Howlgal qorsheysan oo ciidamada Mujaahidiintu ay ka fuliyeen deegaanka Cumar Jiis oo ka tirsan gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Saliibiyadda Kenya waxey ku dileen Murtad lagu magacaabi jiray Xasan Cumar Lacag kaasi oo ka tirsanaa K B R .”
Banaadir.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay qarax la beegsadeen Koontaroolka maleeshiyaatka Ridada ee suuqa dayax ee degmada Kaxda ee Muqdisho.