Akhriso Magacyada Murtadiintii lagu Dilay Dagaalkii Aboorrey.

Feb 26, 2025

Qaar kamid ah magacyada murtadiintii lagu dilay dagaalkii shaley ka dhacay Abooreey

1-Shariif Cabdi Garuun- Sarkaal ka tirsanaa maleeshiyaatka ridada.

2- Shidane Cabdi Huruwaa- Sarkaal ka tirsanaa maleeshiyaatka ridada.

3- Cadaawe Faarax- Sarkaal ka tirsanaa maleeshiyaatka ridada Booliska

4- Muuse Cali Faarax.

5- C/laahi Xuseen Waasuge.

6- Jeelow Cigale

7- C/bile Dhuxulow Haraadaane- Sarkaal ka tirsanaa maleeshiyaatka ridada.

8- Beer Fale- Sarkaal ka tirsanaa maleeshiyaatka ridada sirdoonka

Qaar kamid ah magacyada murtadiintii lagu dhaawacay dagaalkii shaley ka dhacay Abooreey

1- Korneyl Cali dhuux Cabdi Mahad oo horay usoo noqday Taliye ku-xigeenkii Booliska ridada ee Gobolka Banaadir

2- Muumin Eelaay oo ahaa gudoomiyihii hore ee maamulka ridada ee degmada Maxaas waxaa gaaray dhaawac culus.

3-Xuseen Xasan- Sarkaal ka tirsan maleeshiyaatka ridada.