Wajeer.
Ciidamada Mujaahiudiintu waxey habeenkii xalay Kamiin ku dhigeen kolanyo ka tirsan askarta Saliibiyiinta Kenya gaar ahaan kuwa loo yaqaana Afduubka ee afduubta dadka Muslimiinta.
Kamiinka waxa uu si gaar ah kaga dhacay agagaarka deegaanka Qarso ee hoostaga degmada Qorof Xaraar ee gobalka Wajeer ee ku hoos jira gumeysiga Saliibiyadda Kenya.
Baqtiga waa 9 askari oo Kufaarta Kenya .
Dhaawacyo wey jiraan .
Gubashada waa Labo gaari oo kala ah Taw iyo Kooyal.
Banaadir.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay weerar qorsheysan ku qaadeen Koontaroolka Ridada ee Darmooley ee degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho.
Dhimashada waa 3 askari Murtadiin ah.
Dhaawaca waa 3 askari Murtadiin ah.
Qaniimada waa 2 qori AK47 ah iyo Booshashkooda.
Shabeelada Hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xeryaha Kufaarta Afrikaanta ee deegaanka Ambareeso ee hoostaga degmada Baraawe.
Isla Shabeelada hoose waxey Mujaahidiintu xalay weerareen xerada Murtadiinta ee deegaanka Arbacow oo ah deegaan ka tirsan deegaan weynaha Ceelasha biyaha ee dhaca wadada xiriirisa degmada Afgooye iyo Muqdisho.
Baay.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay qarax la beegsadeen saldhiga Murtadiinta xaafada Buulo jameeco ee magaalada Baydhabo, Waxaa jirta khasaara cadowga lagu gaarsiiyay qaraxaas.
Isla Baay waxey Mujaahidiintu xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta xaafada Towfiiq ee magalaada Baydhabo.
Isla Baay waxey Mujaahidiintu xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Xabashida Itoobiya ee degmada Diinsoor.