20 Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Howlgallo ka Dhacay Banaadir.

Sep 13, 2025

Banaadir

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa galabta waxay duqeeyeen saldhiga cadowga ee Hiilweyne oo dhaca wadada u dhaxeysa magaalooyinka Muqdisho iyo Balcad. Tirada hordhaca ah ee dhimashada murtadiinta waa 2 murtad. Dhaawucu waa 8 kale.

Dhanka kale ciidamada mujaahidiinta ayaa qarax la beegsaday gaari Cabdi-Bile ah oo ay wateen murtadiinta xili uu marayay inta u dhaxeysa Siinka Dheer iyo Tareesishe duleedka Muqdisho, dhimashada cadowga waa 4 murtad, dhaawacana waa 6 kale oo uu ku jiro sarkaal Taliye Urur ah oo lagu magacaabo Axmad Siyaad.