Dagaallo lagu jabiyey maleeshiyaatka ridada ayaa maanta waxay ka dhaceen duleedka deegaanka Aboorreey ee wilaayada Hiiraan.
Maleeshiyaatka ridada oo ay taageerayeen diyaaradaha Mareykanka ayaa in ka badan 3 jeer lagu jabiyey dagaaladii maanta dhacay.
Xaalada deegaanka Aboorreey ayaa hadda ah mid dagan waxaana si buuxda gacanta ugu haya ciidamada Mujaahidiinta.
Dhimashada waa 14 askari oo murtadiin ah, oo 3 kamid ah meydadkooda ay kaga carareen cadowga goobta dagaalka, halka dhaawacana uu gaarayo 20 kale.