Shabeelada dhexe.
Faahfaahin.
Dagaallo shalay ka dhacay duleedka degmada Balcad oo dhowr jeer lagu jabiyay maleeshiyaatka Murtadiinta.
Dhimashada waa 14 Murtad oo saddex saraakiil tahay, Waxaa saraakiisha dhintay ku jira sarkaal ka tirsanaa DANAB kaasi oo lagu magacaabi jiray Sayid Cali.
Dhaawaca waa 9 Murtad.
Baay.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay gudaha magaalada Baydhabo qarax kula beegsadeen maleeshiyaatka Ridada gaar ahaan kuwa Nabadsugida waxaana jira khasaara Murtadiinta lagu gaarsiiyay qaraxaas