WAR DEG DEG AH: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa goordhow weerar cagmarin ah ku qaaday maleeshiyaatka ridada ee ku sugan magaalada Maxaas ee wilaayada Hiiraan.
UPDATE.
WAR DEG DEG AH: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa hadda la wareegay magaalada Maxaas ee wilaayadda Hiiraan, kadib markii cagta la mariyey maleeshiyaatkii ridada ee halkaasi ku sugnaa.