🚨 Mujaahidiinta oo la Wareegay Deegaan Muhiim ah oo ku Yaalla Bariga Hiiraan.

Jul 13, 2025

WAR DEG DEG AH: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa goordhow si nabad galyo ah kula wareegay deegaanka “Tardo” oo ah deegaan muhiim ah oo hoostaga degmada Moqokori ee wilaayadda Hiiraan.

Deegaankaan oo talis weyn ay ku lahaayeen maleeshiyaatka riadda ayaa qiyaastii 60 km u jira degmada Buulaburde, halka degmada Jalalaqsina uu u jiro 45 km.