🔴 LIVE: Faahfaahin & Falanqayn Weerarka Sabiid.

Jul 25, 2025

WAR DEG DEG AH: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa saaka weerar cagmarin ah ku qaaday ciidamo isugu jiray saliibiyiinta Uganda iyo maleeshiyaatka ridada oo dhawaan duullaan kusoo qaaday deegaanka Sabiid.

Wixii faahfaahin ah oo ku aadan weerarka cagmarinta ah ee ka socda deegaanka Sabiid dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.

UPDATE

WAR DEG DEG AH: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa la wareegay deegaanka Sabiid halkaasi oo saaka cagta lagu mariyey ciidamo isugu jiray saliibiyiinta Uganda, iyo maleeshiyaatka ridada.

UPDATE

Ciidamadii saliibiyiinta Uganda ee saaka lagu xasmiyey deegaanka Sabiid ayaa gabi ahaanba isaga firxaday Sabiid iyo hareeraheeda, waxayna u carareen dhanka degmada Afgooye.

Dhinaca kale, ciidamada Mujaahidiinta ayaa si buuxda gacanta ugu haya deegaanka Sabiid, iyadoona taliska ciidanka Mujaahidiinta uu dhawaan soo gudbin doono khasaaraha cadowga ku gaaray weerarkii cagmarinta ahaa ee saaka ka dhacay deegaanka Sabiid.