TABIN TOOS AH: Idaacadda Islaamiga ee Andulus ayaa saaka toos u tabinaysa weerarada cagmarinta ah ee ka dhacay deegaanka Aboorey
????????https://somalimp3.info/
UPDATE CUSUB.
WAR SAXAAFADEED: “Mujaahidiinta oo cagta mariyay saldhigyada cadawga ee Aboorreey”
UPDATE CUSUB.
DEG DEG: Murtad Shariif Cabdi Cadoow wuxuu ka mid ahaa saraakiishii murtadiinta ee saaka lagu dilay weeraradii cagmarinta ee ciidamada mujaahidiitu ku qaadeen saldhigyada Riddada ee deegaanka Aboorey ee Hiiraan.
UPDATE CUSUB.
Dhageyso xogo dheeraad ah oo ku saabsan weeraradii xasminta ee ciidamada Mujaahidiintu ay kula wareegeen xeryihii Murtadiinta ee deegaanka Aboorey oo dhaca bariga wilaayada Hiiraan.
Waxaa soo jeedinaya wariyeheena Ismaaciil Salaad
UPDATE CUSUB.
Waa sidee xaalada deegaanka Aboorey oo Mujaahidiintu ay ka fuliyeen weeraro xasmin ah oo lagu soo afjaray saldhigyadii Murtadiinta?
Dhageyso wariyeheena Tooshow oo ka warramaya.
UPDATE CUSUB.
◀️DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa gudaha u galay saldhigyadii cadawga ee deegaanka Abooreey, duleedka Buulaburde. Maleeshiyadii murtadiinta ahaa ayaa ka firxaday goobihii dagaalka, waxaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo cadawga soo gaaray. Sidoo kale waxaa jira hub iyo gaadiid ciidan oo ay Mujaahidiintu gacanta ku dhigeen
UPDATE CUSUB.
DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa saaka weeraro cagmarin ah ku qaaday labo xero oo maleeshiyaatka ridada ay ku leeyihiin deegaanka Aboorey ee wilaayada Hiiraan.
Xeryahan ayaa waxa deganaa maleeshiyaatka ridada ah ee ugu yeeraan milatari iyo sirdoon. Dagaalka ayaa hadda ka socda labada xero.
Wixii faahfaahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa.